Languages:

Languages:

Home Blog Page 42

Xorriyadda Saxaafadda Soomaaliya 2019: Ku Shaqeynta Cadaadis iyo Weeraro lala Beegsado

0
Journalists take shelter for safety as they were covering blast site in Mogadishu. | Photo Credit/SJS.
Journalists take shelter for safety as they were covering blast site in Mogadishu. | Photo Credit/SJS.

MUQDISHO, Soomaaliya, 06 Jannaayo, 2020 – Iyadoo sannadka 2019 uu dhammaaday, jilaayaal fara badan ayaa sii wada bartilmaameedsiga warbaahinta Soomaaliya iyo xirfadyahankeeda waxaana sii socday weerarada, xarigga aan sababta lahayn, hanjabaadyo dil, iyo carqalad ka dhan ah helitaanka macluumaadka – dhammaana waa ku xadgudubkad xuquuq dastuuri ah oo ay muhiim tahay in muwaadiniintu ay helaan. Taas bedelkeeda, maamullada dalka waxay sii wadeen inay xiraan suxufiyiinta xarig aan sabab lahayn iyo xayiraad lagu soo rogo warbaahinta tabisa wararka loo arko dhaleeceynta, waxay xannibeen mareegaha (websites) wararka madaxa-bannaan, waxayna soo saareen sharci ka dhan ah saxaafadda xorta ah kaasoo hadda horyaalla Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

In kasta oo tirada saxafiyiinta lagu diley sannadkan gudaha Soomaaliya ay aad uga yar tahay sanadihii hore, heerka xarigga sabab la’aanta ah, weerarada iyo xayiraadda ka dhanka ah saxaafadda wuxuu ahaa mid sarreeya guud ahaan Soomaaliya. Maamullada maxalliga ah iyo kuwa Federaalkuba waxay sii wadeen inay ku ledaan isla xisaabtan la’aanta dhammeystiran iyo awood ay ku caburiyaan suxufiyiinta Soomaaliyeed – haddii ay ahaan lahayd Muqdisho, Kismaayo, Hargeysa ama Garoowe – mar kasta oo ay saxafiyiintu daabacaan ama ay baahiyaan dhaleecayn loo soo jeediyo madaxda.  

Suxufiyiintii aanu wareysanay waxay noo sheegeen in mas’uuliyiintu ay si joogto ah u amrayeen in la xidho suxufiyiinta iyada oo looga dan leeyahay cabsi gelin si loo joojiyo sheekooyinka muhiimka ah ee ay weriyayaashu ku hawlan yihiin. Xaaladdan ayaa laga yaabaa inay sharraxo sababta inta badan xarigga weriyayaashu u dhacaan iyada oo aan wax dacwad ah lagu soo oogin guud ahaan Soomaaliya intii lagu guda jiray sannadka 2019.

Doorashooyin kala duwan ayaa ka dhacay guud ahaan Soomaaliya sanadka 2019 iyo dhamaadka sanadka 2018, weeraro is xig xiga oo kadhan ah saxaafada kahadlaysay doorashooyinkan ayaa sidoo kale dhacay. Doorashooyinka siyaasadeed ee xasaasiga ah waxay qayb ahaan sharraxi karaan heerka sare ee weerarada ay dowladdu ku qaadeysay saxaafadda sanadka 2019 iyadoo 81 wariye la jir diley iyaga oo gudanaya waajibaadkooda.

Xog sawiran: Xadgudubyada ka dhanka saxaafadda ee ka dhacay Soomaaliya sannadkii 2019. | SAWIRKA: SJS.
Xog sawiran: Xadgudubyada ka dhanka saxaafadda ee ka dhacay Soomaaliya sannadkii 2019. | SAWIRKA: SJS.

Maamulladu ayaa sidoo kale xiray 53 suxufi sanadka 2019 gudihiisa. Somaliland ayaa xirtay 18 wariye iyada oo laba kalena ay weli ku jiraan xabsiga dhammaadka sanadka. Puntland waxay xirtay shan weriye. Booliska Puntland waxay si aad ah uga hortageen warbaahinta waxayna afar weerar ku qaadeen xarumaha warbaahinta madaxa-bannaan oo ka waramay warbixinnada baaritaanno ah oo loo arkay inay dhaleeceyn ku yihiin dowladda.

Saddex weriye ayaa la dhaawacay, oo laba ka mid ahi uu dhaawac kasoo gaaray rasaas, muddadii sanadka 2019 ahayd. Dhacdada ugu daran ayaa ka dhacday magaalada Laascaanood halkaas oo sarkaal ka tirsan booliska Somaliland uu rasaas ku dhaawacay weriye telefishan intii uu socday xarig rabshad watay oo la doonayey in weriyaha lagu qabto, halka xubin ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle uu si xun u weeraray una dhaawacay weriye TV kale oo ku sugan Beledweyne.

Weriye Maxamed Sahal Cumar (bidix) iyo weriye Hodan Naaleeye waxay ku dhinteen weerar ka dhacay hotel ku yaalla magaalada Kismaayo Luulyo 12, 2019. | SAWIRKA: SJS.
Weriye Maxamed Sahal Cumar (bidix) iyo weriye Hodan Naaleeye waxay ku dhinteen weerar ka dhacay hotel ku yaalla magaalada Kismaayo Luulyo 12, 2019. | SAWIRKA: SJS.

Waxaa jira arrimo lagama hadlaan ah oo aanay saxaafaddu soo bandhigi karin oo ka jira dalkoo dhan. Booliska Soomaaliya ee ku sugan caasimada dalka ee Muqdishu, ayaa ka horjoogsaday saxafiyiintii tabinaysay goobaha qaraxyada iyo shilalka kale ee amni in ka badan 15 jeer sannadka gudihiis. arrimaha kale sida ka warbixinta ku xadgudubka xuquuqul insaanka, gaar ahaan kuwa ay gaystaan jilayaasha ka tirsan dowladda, ayaa ah aag kale oo ah “lama galaan” u ah saxaafadda Soomaaliya.  Aragtiyaha lagu soo bandhigo interketka ayaa sidoo kale la xaddiday kadib markii maamullada dowladda ay si isdaba joog ah gudaha internetka ugu bartilmaameedsadeen uguna dhibaateeyeen suxufiyiinta dhanka internetka ku soo bandhiga qoraalo aragti shakhsiyeed ama kuwa warbaahineed.

Guud ahaan Soomaaliya, waxaa la xirey, si kumeel gaar ah loo hakiyay shaqadooda ama weerar lagu qaaday 7 xarun oo warbaahin ah oo ay kujiraan shan idaacad (TV iyo radio) iyo hal wargeys, marka lagu daro labo mareeg oo la xayiray.  Somaliland ayaa ugu badan xiritaannadaas, waxaana ku xiga Puntland iyo Hirshabelle. Dhammaadka sanadka 2019 waxaa weli xiran idaacadda madaxbanaan ee maxalliga ah ee City FM oo ka hawlgaleysay magaalada Jowhar.

Weriye Cabdiqaadir Saleebaan Coday iyo Cabdimaalik Muuse Coldoon waxay ku xiran yihiin magaalada Hargeysa. | SAWIRKA: SJS.
Weriye Cabdiqaadir Saleebaan Coday iyo Cabdimaalik Muuse Coldoon waxay ku xiran yihiin magaalada Hargeysa. | SAWIRKA: SJS.

Dilalka qorsheysan ee lala beegsanayo suxufiyiinta iyo shaqaalaha warbaahinta ayaa si weyn hoos ugu dhacay sanadka 2019 marka loo eego sanadihii hore. Illaa iyo hadda laba weriye ayaa ku dhintay weerar hoteel ku yaalla magaalada xeebta koonfureed ee Kismaayo, kaasoo ay sheegteen xagjiriinta al-Shabaab. In kasta oo horumar laga gaaray sanadihii hore, haddana maamulka Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyadu wax aad u yar unbay ka qabteen ciqaab la’aanta kuwa dila saxafiyiinta ee gudaha Soomaaliya. Dalka wuxuu weli heystaa magaca liita ee adduunka cinwaanka uga dhigay Soomaaliya kaasoo ah ciqaab la’aanta ka dhanka ah kuwa dila suxufiyiinta iyadoo sannadkii shannaad oo xiriir ah Soomaaliya ay kaalinta koowaad ka gashay.

Caqabadaha weerarada ka dhanka ah saxaafadda, oo sida badan ay ku kacaan jilayaasha dowladda, waxay ahayd mid ka mid ah sababaha ugu weyn ee loo aas aasay Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) bishii May 2019.

Weriyayaal ku sugan goob uu ka dhacay weerar hubeysan magaalada Muqdisho. | SAWIRKA: SJS.
Weriyayaal ku sugan goob uu ka dhacay weerar hubeysan magaalada Muqdisho. | SAWIRKA: SJS.

In la difaaco xuquuqda saxafiyiinta shaqeeya lana hormariyo xorriyadda saxaafadda,iyada oo loo adeegsanayo u doodista, kaalmada sharciga iyo dhisidda awoodda iyo aqoonta weriyayaasha, SJS waxay kordhineysaa kaqeybgalka danaha weriyaasha guud ahaan Soomaaliya maalin walbo. Intii lagu gudajiray qeybtii ugu dambeysay ee 2019, SJS waxay tababartey 70 suxufi- kuwaasoo 40% ay haween ahaayeen- kuwaasi oo la siiyey tababaro xirfado ay ka mid yihiin bedqabka, soo saarista barnaamijyada dukumentariga iyo sidoo kale qorshe-u-sameynta tifaftiridda saxaafadda tayo wanaagsan leh.

Abdalle Ahmed Mumin,
Xoghayaha Guud, Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (Somali Journalists Syndicate – SJS)

SOO DEGSO WARBIXINTAN: Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda Soomaaliya ee 2019 oo dhameystiran.

حالة حرية الصحافة في الصومال في عام ٢٠١٩ : العمل تحت التهديد والهجمات المستهدفة

0
الصحفيون الصوماليون أثناء الخدمة في مقديشو. | الصورة: نقابة الصحفيين الصوماليين
الصحفيون الصوماليون أثناء الخدمة في مقديشو. | الصورة: نقابة الصحفيين الصوماليين

تقرير 2019

مقديشو- الصومال – نقابة الصحافيين الصوماليين

انصرف عام 2019 ومازال مسلسل  استهداف الصحافين في الصومال مستمرا، ويأتي هذ الاستهداف عبر أشكال متعددة ، كالاغتيال ، والتهديد والاعتقال التعسفي، ومنع الصحفيين من الحصول على المعلومة ، وكل هذه الاعتداءت تشكل  انتهاكا صارخا  لحرية المواطنيين للحصول على المعلومة وهي حرية تكفل لهم الدستور وغالبا ما تأتي هذه الانتهاكات من قبل أطراف فاعلة في الصومال

وبدل تعزيز حرية التعبير فإن السلطات في الصومال ؛  تواصل الا عتقال التعسفي الذي يطال العاملين في الاعلام ، وتفرض حظراعلى المواقع الإخبارية المستقلة ، كما وتصدر تشريعات تحدّ من حرية الصحافة ؛ مثل التشريع  المطروح حاليا أمام مجلس الشيوخ

معلومات بيانية: حالة حرية الصحافة في الصومال خلال عام 2019. | الصورة: نقابة الصحفيين الصوماليين
معلومات بيانية: حالة حرية الصحافة في الصومال خلال عام 2019. | الصورة: نقابة الصحفيين الصوماليين

ورغم  تراجع أعداد الصحافيين الذين قتلوا في عام 2019، مقارنة بالعام 2018 ، إلا أن عملية اعتقال الصحافيين غير المبررة  واحتجازهم ، ومنعهم من ممارسة مهامهم ، ارتفعت بدرجة عالية في البلاد

الحكومة المركزية الفيدرالية والولايات المحلية ؛ واصلت على السواء قمع الصحفيين بالقوة خاصة عندما  يكتب الصحافيون أو ينشرون أخبارا تنتقد تلك للسلطات التي صارالافلات من العقاب عندها سمة  بارزة

الانتهاكات ضد الصحافيين  لا تقتصر على منطقة دون غيرها، فهي موجودة  في العاصمة،  مقديشو ،وهرجيسا و كسمايو وغروي وإن اختلفت دراجاتها

وأخبرنا الصحافيون الذين استطلعنا آراءهم إزاء هذه الاعتداءات بأنّ أوامر اعتقال الصحافيين تتكر بين حين وآخر ، والهدف هو تخويفهم ومنعهم من الخوض في القضايا المهمة وهذا هو التفسير الوحيد لحملة اعتقال الصحافيين في عام 2019 ، حيث لم توجه لهم تهم من قبل المحاكم المختصة

جرت عمليات انتخاب رؤساء ولايات وبرلمانات محلية في البلاد في عام 2019 ونهاية 2018، وتعرض بعض الإعلاميين الذين غطّوا هذه الانتخابات لمضايقات وعمليات اعتقال واحتجاز حيث تم الاعتداء على 81 صحافيا من قبل   السلطات الأمنية في 2019 كما اعتقل 53 آخرون

سلطات أرض الصومال وحدها  اعتقلت في عام 2019،  18 صحافيا مازال اثنان منهم يقبعان في السجن

أما سلطة بونت لاند  فاعتقلت خمس صحافيا ، وواجهت شرطة بونت لاند الصحفيين بشكل شرس،حيث داهمت أربع مرات مقرات وسائل  إعلامية  بتهمة الحديث عن أمور قيل إنها تزعج السلطة هناك

صحفيون يغطون موقع الانفجار في مقديشو. | الصورة: نقابة الصحفيين الصوماليين
صحفيون يغطون موقع الانفجار في مقديشو. | الصورة: نقابة الصحفيين الصوماليين

في عام 2019 أصيب ثلاثة صحافيين  تعرض اثنان منهم لإطلاق  نار مباشر، وأسوأ هذه الأحداث وقعت في مدينة لاسعانود، عندما أطلق ضابط بأرض الصومال، أعيرة نارية على مراسل تلفزيوني ، خلال محاولة اعتقاله عنوة

كما أن عضوا في برلمان هرشبيلي المحلي هاجم  أيضا بشكل شرس على مراسل تلفزيوني آخر في مدينة بلدوين، ما أدى إلى إصابة المراسل

يجب الإشارة إلى أن هناك أمورا حسّاسة في البلاد يحظر على الصحافيين الخوض فيها والحديث عنها

خلال 2019 منعت الشرطة الصومالية في مقديشو،  15 مرة الصحافيين  والمصورين من تغيطة  الأماكن  التي وقعت فيها التفجيرات والحوادث الأمنية الأخرى

أما الحديث عن الانتهاكات  ضد حقوق الإنسان في البلاد ،  خاصة تلك التي ترتكبها الأطراف المحسوبة على الحكومة الصومالية فهو خط أحمر لا يمكن للصحفي التحدث منه

خلال تلك الفترة التي يغطيها هذا التقرير حاولت الحكومة الصومالية وأنصارها حظر وسائل  التواصل الاجتماعي التي تنشر أخبارا أوآراء شخصية لاتعجب الحكومة ،  فتضرر صحفيون جراء هجمات إلكترونية تعرضوا لها

مقتل اثنين من صحفيي التلفزيون ، محمد سهل عمر وهدان نالايه في هجوم فندق كيسمايو في 12 يوليو 2019. | الصورة: نقابة الصحفيين الصوماليين
مقتل اثنين من صحفيي التلفزيون ، محمد سهل عمر وهدان نالايه في هجوم فندق كيسمايو في 12 يوليو 2019. | الصورة: نقابة الصحفيين الصوماليين

بشكل عام تم إغلاق عدة  مؤسسات إعلامية بشكل مؤقت خلال تلك الفترة  ( خمس محطات إذاعية ومكتب تلفزيوني ومقر صحيفة،) إضافة إلى  حظر موقعين إلكترونيين

وتتصدر صومالاند  قائمة السلطات التي تضايق أصحاب مهنة المتاعب،  تليها بونت لاند، ثم ولاية هرشبيلي، ومازالت إذاعة  ستي أف إم  ومقرها في جوهر عاصمة هرشبيلى مغلقة بأمر من إدارة هرشبيلي منذ إغلاقها نهاية العام المنصرم

لكن لحسن الجظ ، تراجعت نسبة اغتيال الصحافيين والعاملين في الإعلام في عام 2019 بالنسبة للعام الماضي، وقتل صحافيان في  تفجير فندق في مدينة كسمايو الساحلية تبنته حركة  الشباب المتطرفة

ورغم انخفاض عملية قتل الصحافيين ، إلا أن الحكومة الصومالية والولايات الفيدرالية لم تبذل جهودا تذكر في محاربة ظاهرة الإفلات من العقاب، والوصول إلى قتلة الإعلاميين

فالصومال مازال يتصدر في السنة الخامسة على التوالي  قائمة الدول من حيث الإفلات من العقاب ، وعدم ملاحقة قتلة الصحفيين

عبد القادر سليمان عوداي وعبدالمك عولدون يقبعان في السجن في هرجيسا ، أرض الصومال. | الصورة: نقابة الصحفيين الصوماليين
عبد القادر سليمان عوداي وعبدالمك عولدون يقبعان في السجن في هرجيسا ، أرض الصومال. | الصورة: نقابة الصحفيين الصوماليين

وأنشئت نقابة الصحافيين الصوماليين في مايو 2019 من أجل دعم الصحفيين الصوماليين ضد المشاكل التي يواجهونها ومعظمها تأتي من الأطراف المؤيدة للحكومة الصومالية

وتسهر النقابة على حماية حقوق الصحافيين في ربوع البلاد  عبر الطرق الد ستورية كما تعمل على  تنمية قدراتهم المهنية لدعم حرية التعبير في البلاد

في أواخر 2019،  درّبت نقابة الصحافيين الصوماليين 70 صحفيا شكل العنصر النسائي  40% منهم في دورات  متنوعة منها :  سلامة الصحفي ،  التخطيط الجيد لتحرير الأخبار ، وإعداد الأفلام الوثائقية باحترافية


أمين عام نقابة الصحفيين الصوماليين ، عبد الله أحمد مؤمن

يمكنك قراءة التقرير الكامل هنا

Booliska Hirshabelle oo muddo kooban hawada ka saaray Radio Jowhar, xireyna wariye

0
Hirshabelle police briefly closed down Radio Jowhar and arrested its journalist on Sunday 29 December, 2019. | Photo credit: SJS.
Hirshabelle police briefly closed down Radio Jowhar and arrested its journalist on Sunday 29 December, 2019. | Photo credit: SJS.

MUQDISHO, Soomaaliya, 29 Disember, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu cambaareynayaa falka sharci darrada ah ee muddada kooban hawada looga saaray Radio Jowhar iyo xarigga wariye u shaqeynayay idaacadda maalinimadii Axadda, 29 Disember 2019.

Abaaro 01:15pm ayaa ciidamo booliis ah oo hubeysan oo uu hoggaaminayay taliyaha booliska Jowhar, Dhamme Maxamed Cali Siyaad (Canjeex) ayaa weerar ku qaaday Radio Jowhar iyagoo amray in idaacadda la demiyo, sida uu SJS u sheegay agaasimaha Idaacadda, Maxamed Abukar Caseyr.

“Barnaamijka ciyaaraha oo toos ah ayaa socday markii booliisku soo galeen idaacadda, kadibna ay amreen in idaacadda la demino. Saraakiisha booliska ayaa ka carooday warbixin ku saabsaneyd amniga sii xumaanaya oo idaacadda ka baxday subaxdnimadii,”ayuu SJS u sheegay Agaasimaha Radio Jowhar, Maxamed Abukar Caseyr.

Saacad kaddib deminta idaacadda, booliska ayaa xabsiga u taxaabay wariye Cabdiqani Sheekh Maxamed kaasoo warbixinta ka hadleysay amni darrada magaalada Jowhar idaacadda ka akhriyay subaxdnimadii Axadda. Wariye Cabdiqani Sheekh Maxamed ayaa saacad iyo bar kaddib lagu siidaayay shuruud ah in idaacaddu warkaas ka saarto barnaamijyadeeda iyo in raaligeli ay ka bixiyaan warkaasi ku saabsanaa amni darrida, taasoo idaacaddu sameysay, sida maamulka idaacaddu xaqiijiyay.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Hirshabelle, Maxamed Xasan Kulmiye ayaa SJS u sheegay inuu dhex-dhexaadiyey booliska iyo idaacadda, sidaasina lagu fasaxay idaacadda iyo wariyaha.

“Waxaanu cambaareyneynaa falka hawada looga saaray Radio Jowhar iyo xarigga muddada kooban loo geystay wariye Cabdiqani Sheekh Maxamed,” Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS), Abdalle Ahmed Mumin ayaa sidaas yiri, isagoo intaasi raaciyay  xadgudubyada ka dhanka xorriyada saxaafadda oo isugu jira handadaad, faafreeb, hawo ka saaris ay booliiska iyo maamulka Hirshabelle sameynayaan ay yihiin tacaddiyo culus oo ka dhan ah xorriyadda saxaafadda.

Waa idaacaddi labaad ee madax-bannaan oo booliska Hirshabelle xiraan bishan gudaheeda. 19 Disembar ayey boolisku xireen City FM, oo illaa hadda xiran, iyagoo xabsiga u taxaabay toddobo ka mid ah shaqaalaha idaacaddan oo markii dambe la sii daayey.

Sidoo kale, wuxuu Xoghaye Abdalle ugu baaqay maamul Goboleedka Hirshabelle inay joojiyaan tacaddiyada ka dhanka ah saxaafadda, una ogolaadaan in warbaahinta iyo suxufiyiintaba si cabsi la’aan ah gutaan waajibaadkooda oo ay ku jirto inay baari karaan, soona werin karaan dhammaan noocyada wararka muhiimka u ah bulshada.

Dhanka kale, Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu soo dhoweynayaa go’aanka Maxkamadda Sare ee Somaliland ay Arbacadii 25 Disembar, 2019 xayiraadda halka sano ahayd uga qaadday wargeyska madaxa-bannaan ee Foore ee kasoo bixi jiray Hargeysa. Waxaa wargeyskan xayiraad hal sano ah ku soo rogtay Maxkamadda Maroodi Jeex 10 Febraayo, 2019 kaddib markii uu wargeysku qoray warbixin ka hadleysay dhismaha cusub ee madaxtooyada Somaliland oo lagu tuhmay musuqmaasuq inuu hareeyay.

Hirshabelle police briefly shut down a second independent radio and detain a journalist

0
Hirshabelle police briefly closed down Radio Jowhar and arrested its journalist on Sunday 29 December, 2019. | Photo credit: SJS.
Hirshabelle police briefly closed down Radio Jowhar and arrested its journalist on Sunday 29 December, 2019. | Photo credit: SJS.

MOGADISHU, Somalia, 29 December, 2019 – Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the unlawful brief closure of Radio Jowhar and the detention of a journalist by Hirshabelle police in Jowhar on Sunday 29 December, 2019 over the radio’s coverage about growing insecurity in the city.

Approximately 01.15pm local time, armed police officers led by Jowhar Police Commissioner, Capt. Mohamed Ali Siyad (Anjeh) raided the radio station and suspended on-air program while ordering the closure of the radio, Mohamed Abukar Aseyr, the radio’s director and two journalists told SJS.

“We were live on air with our daily sports show when the police entered the studio and ordered us to take the transmitter off air. The officers were angry about a news story we broadcasted in the morning about the insecurity in Jowhar,” said Mr. Aseyr.

One hour after the radio closure, police detained journalist Abdiqani Sheikh Mohamed who presented Sunday’s morning news program which featured a story about insecurity in Jowhar and the abduction of a local man by suspected police officers, according to the news clip reviewed by SJS. The story, according to the journalists, irritated the police.

Journalist Abdiqani was released one hour and half after his detention, he confirmed to SJS over the phone shortly after he left the police detention.

Mohamed Hassan Kulmiye, the Director of Hirshabelle Ministry of Information told SJS that the journalist was released and Radio Jowhar allowed back on air after he “mediated” between the police and the radio management.

Mr. Aseyr, the radio director told SJS that the police demanded the removal of the news story that featured the insecurity from the radio programming and also ordered the radio to broadcast an apology statement, which Radio Jowhar did during its 8.00pm news bulletin on Sunday, as conditions for Abdiqani’s release.

“We condemn the brief closure of Radio Jowhar and the arrest of journalist Abdiqani Sheikh Mohamed in Jowhar.” Abdalle Ahmed Mumin, Secretary General of the Somali Journalists Syndicate (SJS) said “The acts by police in Jowhar to intimidate, threaten, censor independent media and journalists through closure of outlets and arrest of its employees is a gross violation against the freedom of the press.”

This is the second closure against independent media houses in Jowhar by Hirshabelle police. On 19 December, the police shut down City FM which remains closed until today and briefly arrested seven of its journalists.

“We call for authorities in Somalia’s Hirshabelle State to stop the unfair and continued threats, censorship and intimidation against journalists in Jowhar. Journalists should be able to investigate stories and report all kinds of stories of public interest without fear,” Mr. Mumin added.

Somali Journalists Syndicate (SJS) welcomes the decision by Somaliland’s Supreme Court to lift the one-year ban from the independent Foore newspaper in Hargeisa on Wednesday 25 December, 2019 following a prolonged appeal. On February 10, 2019, Hargeisa–based Marodi Jeh Court imposed one year ban on Foore publications over the paper’s coverage of the construction of a new presidential palace on October 11, 2018 which alleged rampant corruption.

شرطة ولاية هرشبيلي تغلق إذاعة مستقلة ثانية واحتجزت صحفياً في مدينة جوهر

0
شرطة ولاية هرشبيلي تغلق راديو جوهر بإقليم شبيلى الوسطى لفترة مؤقت
شرطة ولاية هرشبيلي تغلق راديو جوهر بإقليم شبيلى الوسطى لفترة مؤقت

مقديشو – الصومال -29 ديسيمبر/ كانون الأول 2019

تندد نقابة الصحافيين الصوماليين تعليق عمل راديو جوهر بإقليم شبيلى الوسطى لفترة مؤقتة وتوقيف عدد من الطاقم الصحفي في الراديو وذلك في يوم الأحد الماضي من قبل الأجهزة الأمنية في ولاية هرشبيلى الفيدرالية

وفي الواحدة وربع مساء الأحد هاجمت وحدات من الشرطة الصومالية بقيادة اللواء محمد علي سياد عنجيح مقر الراديو في مدينة جوهر عاصمة إقليم هرشبيلي ، وأمروا الطاقم الصحفي بوقف العمل الإذاعة بشكل مؤقت، حسبما أفاد مدير راديو جوهر لنقابة الصحفيين الصوماليين

واضاف مدير راديو جوهر إلى أن لحظة تعليق عمل شبكة راديو جوهر كانت أخبار رياضية تبث على الهواء خدمة لجمهورها، وذلك رداً على أخبار أذاعتها المحطة الإذاعية في أخبارها في ذلك اليوم والتي تناولت عن اضطرابات وعدم الاستقرار الأمني في مدينة جوهر

وأشار مدير راديو جوهر إلى أن الشرطة الصومالية احتجزت الصحفي عبدالغني شيخ محمد في مخفر الشرطة، بتهمة قراءة خبر تدهور الوضع الأمني في المدينة، حيث بقي في الحبس لمدة ساعة ونصف قبل أن يستعيد حريته؛ حيث أمرت الشرطة الصومالية القيمين على الإذاعة سحب هذا الخبر من نشرات الأخبار وتقديم اعتذار عن إذاعة هذا الخبر للجمهور ، واستجابت الإذاعة لهذا الأمر من أجل أن تعاود نشاطها واطلاق صحفييها من السجن

وقال مدير عام وزارة الإعلام بإقليم هرشبيلي الفيدرالية لنقابة الصحافيين الصوماليين إن وزارته توسطت لحل المشكلة بين الإذاعة والشرطة المحلية، والتي انتهت باطلاق الصحفي وإعادة تشغيل راديو جوهر بعد توقيفها لمدة ساعة ونصف

وقال أمين عام  نقابة الصحافيين الصوماليين عبد الله أحمد مؤمن  ” إن النقابة الصحافيين الصوماليين تدين الإعتداء الذي تعرض له راديو جوهر والذي تضمن من اعتقال صحفي فيها ووقف عملها لفترة محدوودة،” مشيراً إلى أن التعديات التي يواجهها الصحفيون في الصومال والتي تشمل التهديدات والهجوم على المحطات الإعلامية وخاصة تلك التي تشنها إدارة وشرطة هرشبيلي ضد الإعلاميين تعد خطيرة وتنتهك حقوق الحريات العامة للصحفيين

وأكد عبدالله مومن أمين نقابة الصحفيين الصوماليين إن إذاعة جوهر تعد ثاني إذاعة تواجه اعتداءات إدارة وشرطة هرشبيلي، أن الشرطة المحلية أوقفت عمل إذاعة سيتي اف م والتي لاتزال متوقفة حتى الآن بعد اعتقال سبعة من صحفييها بعد أن يطلق سراحهم لاحقاً

ودعا عبدالله مومن إدارة هرشبيلي إلى وقف الانتهاكات والإعتداءات ضد الصحفيين ووسائل الإعلام في مدينة جوهر والسماح لهم بتغطية الأخبار المهمة من أجل خدمة الجمهور المحلي

وفي سياق آخر، ترحب نقابة الصحفيين الصوماليين قرار المحكمة العليا في صومالاند الصادر في 25 ديسيمبر/كانون الأول 2019 برفع الحظر المفروض على الصحيفة فوري والتي كانت تصدر من هرجيسا؛ حيث أمرت المحكمة بوقف الصحيفة لمدة عام ابتداءاً من 10 فبراير/شباط عام 2019، بعد نشرها أخباراً تتعلق بناء قصر رئاسي في صوما لاند والتي أثيرت حوله تهم الفساد


لمزيد من المعلومات، يرجى الاتصال بنا : نقابة الصحافيين الصوماليين

العنوان: مبنى أوسوبلي ، كم 4 ، بالقرب من فندق حياة ،  مقاطعة واداجير ، مقديشو ، الصومال

المكتب:  857551-1-252+ / الهاتف المحمول / 448044 612 00252
sjs@sjsyndicate.org للحصول على معلومات عامة: البريد الإلكتروني

alerts@sjsyndicate.org للا شتراك في قائمتنا البريدية ، راسلنا عبر البريد الإلكتروني

sjs_Somalia :تويتر:  | 
sjsyndicate  :فيسبوك:  | 
www.sjsyndicate.org : الموقع الإلكتروني

Booliska Hirshabelle oo xiray idaacad iyo wariyeyaal

0
HirShabelle State Police personnel on parade during a passing out ceremony to mark the completion of training in Jowhar, Somalia on 14 February 2019. |Photo credit: AMISOM.
HirShabelle State Police personnel on parade during a passing out ceremony to mark the completion of training in Jowhar, Somalia on 14 February 2019. |Photo credit: AMISOM.

MUQDISHO, Soomaaliya, 19 Disembar, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu cambaareynayaa xarigga sharci darrada ah ee ciidanka booliska Hirshabelle kula keceen idaacadda City FM ee magaalada Jowhar iyo xariga muddada kooban ee loo geystay 7 weriye oo isla warbaahintaas u shaqeeya maalinimadii Khamiista 19 Disembar 2019.

Maalinimadii Arbacadii 3:00pm galabnimo, ciidan boolis ah oo hubeysan oo ka amar qaadanayay taliyaha booliska Hirshabelle Col. Xasan Dhicisow Xasan ayaa weeraray idaacadda, weydiiyayna rukhsadda idaacadda, iyagoo iska tagay kaddib markii warqaddii rukhsadda la tusay, sida ay wariyeyaal ka tirsan City FM u sheegeen Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS).

Abaare 1:30 duhurnimo, Khamiistii 19 Disembar, ciidan boolis ah oo hubeysan ayaa markale weeraray idaacadda, amarna ku bixiyay in la demiyo idaacadda, waxayna la wareegeen furayaasha idaacadda, iyagoo markaa kaddibna kexeysay toddobo suxufi oo ka shaqeynaysay idaacadda muddo koobanna ku xiray saldhigga booliska. Suxufiyiinta muddada kooban la xiray ayaa kalaa h: Mahad Muuse Mahdi, Sakariye Cismaan Cabdi, Xuseen Cabdi Farey, Maxamuud Cali Cumar, Cabdinaasir Axmed, Abuukar Cali Caddow iyo Nuur Maxamed Macallin.

Sida uu SJS u sheegay Maxamed Yaasiin Mahdi, boolisku ma aaney heysan wax ammar qoraal ah oo ay u adeegsadeen xiritaanka idaacadda. Sarkaal sare oo booliska magaalada Jowhar ayaa SJS u sheegay in warqad ammar u yeeris ah oo uu soo saaray Xeer Ilaaliyaha Hirshabelle, Cabdullahi Maxamuud Gacal soona baxday 18 Disembar, loo diray agaasimaha idaacadda Cabdishakuur Cabdullaahi Axmed (Shaashaa), taasoo daba joogta warbixin iyo wareysi la sheegay inay ku eedeysay ciidamada AMISOM iyo Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare inay dhul beereed deegaankaasi ku yaalla ay boob kaga qaateen dadkii lahaa.

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu cambaareynayaa weerarka iyo xiritaanka sharci darrada ee lagu sameeyay idaacada City FM ee Jowhar, iyadoo ugu baaqday maamulka Hirshabelle in uu shuruud la’aan ugu ogolaado in idaacaddu shaqadeeda dib u bilowdo.

“Waxaan cambaareynaynaa xiritaanka sharci darrada ah ee City FM ee ay ku dhaqaaqeen maamulayaasha Hirshabelle iyo xarigga warfidiyeenka idaacaddan,” ayuu yiri Xoghayaha Guud Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS), Abdalle Ahmed Mumin “In idaacad loo xiro kaliya warar laga baahiyey waxay muujineysaa sida maamulkan uu u noqday mid xadgudub ku dhaqma. Waxaan dalbaneynaa in si deg deg ah oo shuruud la’aan ah loogu oggolaado City FM inay shaqadeeda warbaahin dib u bilowdo.”

Hirshabelle: Police shut down independent radio station, briefly detain seven journalists in Jowhar

0
HirShabelle State Police personnel on parade during a passing out ceremony to mark the completion of training in Jowhar, Somalia on 14 February 2019. |Photo credit: AMISOM.
HirShabelle State Police personnel on parade during a passing out ceremony to mark the completion of training in Jowhar, Somalia on 14 February 2019. |Photo credit: AMISOM.

MOGADISHU, Somalia, 19 December, 2019 – Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the unlawful closure of the privately-owned independent City FM radio in Jowhar and the brief detention of its journalists by Hirshabelle police on Thursday 19 December, 2019.

On Wednesday 18 December, around 3.00p.m local time, armed police officers under the orders of Hirshabelle police commissioner, Col. Hassan Dhi’isow Hassan raided the radio and asked for the station’s license and left immediately after they were shown the radio’s license by members of the staff, according to City FM journalists who spoke to SJS.

Around 01:30p.m on Thursday 19 December, armed police officers again raided City FM and ordered closure of the station and took over the station’s keys while detaining the seven journalists on duty. The journalists: Mahad Muse Mahdi, Sakariye Osman Abdi, Hussein Abdi Farey, Mohamud Ali Omar, Abdinasir Ahmed, Abukar Ali Adow and Nur Mohamed Moalim were later released from police detention without charge.

“The police instructed us not to return to the radio station and instead go home,” one of the detained journalists told SJS.

According to Mohamed Yasin Mahdi, a news editor at City FM, the police did not have any written document justifying the radio closure. A senior police officer in Jowhar told SJS that a letter of summoning was issued to the director of City FM, Abdishakur Abdullahi Ahmed (known as Shaasha) on Wednesday 18 December by Hirshabelle State Attorney General, Abdullahi Mohamud Ga’al following news report and interviews alleging African Union Mission in Somalia (AMISOM) and Hirshabelle State President, Mohamed Abdi Ware over illegally grabbing farm land from locals.

Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the shutdown of the radio station and calls for Hirshabelle authorities to allow City FM radio to unconditionally resume operations without further delay.

“We condemn the illegal closure of City FM radio in Jowhar by Hirshabelle authorities and the brief arrest of seven journalists who were on duty,” Abdalle Ahmed Mumin, Secretary General of Somali Journalists Syndicate (SJS) said “Closing a media station for broadcasting critical news shows how the oppressive the regime is. We demand the authorities to unconditionally allow City FM to resume broadcasting.”

READ ARABIC VERSION النسخة العربية

الصومال: شرطة ولاية هرشبيلي تغلق إذاعة ستي أف أم وتحتجز طاقمها

0
الشرطة الصومالية في ولاية هرشبيلى
الشرطة الصومالية في ولاية هرشبيلى

مقديشو- الصومال – ١٩ ديسمبر ،2019   –   تندد نقابة الصحافيين الصوماليين ، الإجراء التعسفي الذي اتخذته الشرطة الصومالية في ولاية هرشبيلى والذي أ غلق بموجبه محطة إذاعة “ستي أف أم” واجتجاز سبعة من طاقمها لمدة قصيرة في مدينة جوهر  اليوم الخميس 19 ديسمبر 2019

وبحسب إفادات الصحافيين العاملين لصالح الإذاعة ،  لنقابة الصحافيين الصوماليين ، فإن قضية استهداف المحطة الإذاعية تعود  إلى الأربعاء الماضي، حيث هاجم أفرادا من الشرطة وبأمر من العقيد حسن طعسو حسن على المحطة الإذاعية وسألوا إدارة المحطة بإحضار تصريح عمل المحطة،وبعد معاينتهم تصريح  العمل عادوا أدراجهم

لكن أفرادا من الشرطة عادوا مرة أخرى ظهر  الخميس 19 ديسبمر 2019، وداهموا المحطة الإذاعية  ، حيث أمروا بإغلاق المحطة قبل أن يصادروا مفاتيخ المقرّ ، كما احتجزت الشرطة سبعة من الصحافيين العاملين للإذاعة لمدة قصيرة في مركز للشرطة في مدينة جوهر

و الصحافيون الذين احتجزتهم الشرطة خلال مداهمة المحطة هم :مهد موسى مهدي، زكريا عثمان عبدي، حسين عبدي فري، محمود على عمر،عبد الناصر أحمد، أبوبكر على عدو، نور محمد معلم

وقال محمد ياسين مهدي، محرر أخبار في الإذاعة لنقابة الصحافيين “لم يكن لدى أفراد الشرطة المهاجمين أي تصريح كتابي لإغلاق الإذاعة وإيقاف بثها”

وقال ضابط في شرطة هرشبيلي،  لنقابة الصحافيين الصوماليين، إن النائب العام في الولاية عبد الله  محمودغعل  أصدر مذكرة لاستجواب مدير إذاعة “ستي أف أم”  عبد الشكور عبد الله “شاشا” وذلك على خلفية بث الإذعة تقارير ومقابلات اتهمت القوات الأفريقية أميصوم ورئيس الولاية محمد عبد واري بمصادرة مزارع بصفة غير قانونية  من أصحابها الأصليين

وتنتقذ نقابة الصحافيين الصوماليين الإجراء الغير القانوني ؛ لإغلاق إذاعة “ستي أف أم” في جوهر، وتطالب النقابة ،  السلطة في “هرشبيلي”  بالسماح لتشغيل الإذاعة

وقال أمين عام  نقابة الصحافيين الصوماليين عبد الله أحمد مؤمن  ” نندد بشدة إيقاف بث الإذاعة المحلية بشكل غير قانوني” وأشار عبد الله إلى أن إغلاق محطة إذاعية واحتجاز  العاملين فيها بمجرد بثها أخبارا دليل على انتهاكات السلطة هناك

ودعا مؤمن سلطة ولاية هرشبيلي إلى السماح فورا وبدون شروط لتشغيل إذاعة ستي أف أم لاستئناف مهامها الإعلامية

———————————————————————————–

للمزيد من المعلومات، يرجى الاتصال بنا : نقابة الصحافيين الصوماليين ،


العنوان: مبنى أوسوبلي ، كم 4 ، بالقرب من فندق حياة ،  مقاطعة واداجير ، مقديشو ، الصومال


المكتب:  857551-1-252+ / الهاتف المحمول / 448044 612 00252
sjs@sjsyndicate.org للحصول على معلومات عامة: البريد الإلكتروني


alerts@sjsyndicate.org للاشتراك في قائمتنا البريدية ، راسلنا عبر البريد الإلكتروني:


sjs_Somalia :تويتر:    |  
sjsyndicate  :فيسبوك:    |  
www.sjsyndicate.org : الموقع الإلكتروني

JOINT PETITION: Unlawful Dissolution of Sudan Union of Journalists

0

19 December 2019 – On behalf of the undersigned journalists’ unions in the Eastern Africa region, we collectively write to Sudanese Prime Minister, Abdallah Hamdok, to condemn, and express our outrage over, the Sudanese Government’s move to dissolve trade unions of Sudan, including our sister union – Sudan Union of Journalists.

Read the Joint Petition here

التماس مشترك: حل غير مشروع لاتحاد الصحفيين السودانيين

0
التماس مشترك

١٩ ديسمبر ، 2019- نيابة عن نقابات الصحفيين في منطقة شرق إفريقيا ، نوجه نداء بشكل جماعي إلى رئيس الوزراء السوداني ، عبد الله حمدوك ، لندين ونعرب عن غضبنا من تحرك الحكومة السودانية لحل النقابات العمالية في السودان ، بما في ذلك نقابتنا الشقيقة – اتحاد الصحفيين السودانيين

التماس مشترك