MUQDISHO, Soomaaliya, 22 June, 2019 - Shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (Somali Journalists Syndicate SJS) ayaa Sabtidii shalay lagu soo gaba-gabeeyay hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho. Waxaana shirweynaha lagu soo bandhigay hoggaanka cusub ee loo doortay in ururka ay hoggaamiyaan.
(19 JUNE 2019 - NAIROBI, Kenya/MOGADISHU, Somalia) The Foreign Correspondents’ Association of East Africa (FCAEA) iyo Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS waxa ay si wadajir ah u cambaareynayaan gaboodfallada ka dhanka Suxufiyiinta Soomaaliya.