Shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed SJS oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho, laguna doortay hoggaanka ururka

Shirweynihii Ururka SJS oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho, laguna doortay hoggaanka ururka

MUQDISHO, Soomaaliya, 22 June, 2019 - Shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (Somali Journalists Syndicate SJS) ayaa Sabtidii shalay lagu soo gaba-gabeeyay hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho. Waxaana shirweynaha lagu soo bandhigay hoggaanka cusub ee loo doortay in ururka ay hoggaamiyaan.

War-saxaafadeed Wadajir ah: FCAEA and SJS oo si wadajir ah u cambaareeyay xadgudubyada ka...

(19 JUNE 2019 - NAIROBI, Kenya/MOGADISHU, Somalia) The Foreign Correspondents’ Association of East Africa (FCAEA) iyo Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS waxa ay si wadajir ah u cambaareynayaan gaboodfallada ka dhanka Suxufiyiinta Soomaaliya.
Journalist Hussein Abdulle Mohamed | Photo Radio Kulmiye.

Ciidanka militariga Soomaaliya oo o dil ugu hanjabay, handaday, rasaasna ku riday wariye ka...

MUQDISHO, Soomaaliya, 09 June, 2019 - Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (Somali Journalists Syndicate SJS) waxaa uu cambaareynayaa falka rasaasta loo adeegsaday, handadaada iyo hanjabaadda ay ciidanka militariga Soomaaliya u geysteen wariyaha Radio Kulmiye, Xuseen Cabdulle Maxamed (Xuseen Gurmad) ee ka dhacay magaalada Muqdisho Axadda, bisha June 9keeda, 2019.
Wariyaha Goobjoog Cali Aadan Muumin oo maxkamadda la horgeeyay Arbacadii 29 May, 2019.

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) oo Amaanay Maxkamaddii Burisay Eedeymihii loo heystay Wariye Cali Aadan...

MUQDISHO, Soomaaliya, 29 May, 2019 - Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa ammaanay go'aanka Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku tirtirtay dhammaan eedeymihii loo heystay wariyaha Goobjoog Cali Aadan Muumin.

Keep in touch

4,315FansLike
7,281FollowersFollow
10SubscribersSubscribe

Reports

Alerts

Campaings