{"id":831,"date":"2019-07-30T19:42:09","date_gmt":"2019-07-30T16:42:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/?p=831"},"modified":"2023-12-12T18:49:41","modified_gmt":"2023-12-12T18:49:41","slug":"somaliland-oo-xabsiga-u-taxaabtay-afar-weriye-oo-u-shaqeeya-eryal-tv","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/somaliland-oo-xabsiga-u-taxaabtay-afar-weriye-oo-u-shaqeeya-eryal-tv\/","title":{"rendered":"Somaliland oo xabsiga u taxaabtay afar weriye oo u shaqeeya Eryal TV"},"content":{"rendered":"\n<p>MOGADISHU, Somalia, 30 Luulyo, 2019 \u2013 Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa cambaareeyay talaabadii booliska Somaliland ay xabsiga ugu taxaabeen afar weriye oo u shaqeynayay Eryal TV.<\/p>\n\n\n\n<p>Abaaro 10:30am subaxnimo ayaa ciidan boolis oo hubeysan waxay ka qabteen hotelka Grand Hadi weriyayaasha kala ah: Badri Koosar, agaasime ku xigeenka TV-ga; Cabdiraxmaan Cabdillahi, Madaxa wararka; Caydaruus Maxamed Cabdi, wariye TV-ga and Kamal Khaliif Cabdi oo ah sawirqaade. <\/p>\n\n\n\n<p>Weriyayaasha ayaa halkaa ku qabanayay wareysiyo laga qaadayay dad ka cabanayay olole cusub oo shaqo abuur ah oo dowladda Somaliland bilowday, iyagoo ku eedeeyay musuqmaasuq sida weriyayaal saaxiibo la ahaa ay Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) u sheegeen.<\/p>\n\n\n\n<p>Wax eedeyn ah oo lagu soo oogay ma jirto illaa iyo hadda.<\/p>\n\n\n\n<p>Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu cambaareynayaa tallaabada aan waafaqsaneyn sharciga ee lagu xiray afarta weriye, isla markaana ugu baaqay maamulka Somaliland in ay si shuruud la\u2019aan ah ku sii daayaan, una ogolaadaan warfidiyeenka inay si xor ah ugu shaqeystaan mihnadooda saxaafadeed.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cTacadiyada ka dhanka ka ah saxaafada waxa ay marayaan heer aad khatar u ah, iyadoo si joogto ay booliska Somaliland u ugaarsadaan suxufiiyiinta,\u201d Cabdalle Axmed Muumin, xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa yiri, iyadoo ururka SJS ka dalbadatay xukuumada Somaliland in ay warfidiyeenada xiran si shuruud la\u2019aan ah ku sii daayaan.<\/p>\n\n\n\n<p>Xarigyada aan loo meel dayin, hanjabaadda iyo xadgudubyada ka dhanka saxaafadda ma ahan kuwo la aqbali karo, waana in la joojiyaa,\u201d Xoghaye Mumin ayaa intaa ku daray.<\/p>\n\n\n\n<p>Xorriyadda Saxaafadda Somaliland ayaa mareysa heerkeedii ugu liitay iyadoo 28 suxufi lagu xiray goboladda Somaliland sannadkii 2018 oo keli ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Ciidamada amaanka Somaliland ayaa 18 Juun <strong><a href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2019\/06\/18\/somaliland-authorities-indefinitely-shut-down-two-privately-owned-tv-stations-in-hargeisa\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"weerar ay ku qaadeen (opens in a new tab)\">weerar ay ku qaadeen<\/a><\/strong> xarumaha Telefishinada Eryal iyo Horyaal TV 24, kaga joojiyay shaqadii.  Labada Telefishin waxaa <strong><a rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"loo ogolaaday (opens in a new tab)\" href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2019\/06\/30\/somaliland-authorities-allow-horyaal-24-tv-and-eryal-tv-to-resume-operations-impose-new-restrictions\/\" target=\"_blank\">loo ogolaaday<\/a><\/strong> inay dib u howlgalaan 30 Juun, 2019.<\/p>\n\n    <div class=\"xs_social_share_widget xs_share_url after_content \t\tmain_content  wslu-style-1 wslu-share-box-shaped wslu-fill-colored wslu-none wslu-share-horizontal wslu-theme-font-no wslu-main_content\">\n\n\t\t\n        <ul>\n\t\t\t        <\/ul>\n    <\/div> \n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MOGADISHU, Somalia, 30 Luulyo, 2019 \u2013 Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa cambaareeyay talaabadii booliska Somaliland ay xabsiga ugu taxaabeen afar weriye oo u shaqeynayay Eryal TV.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":829,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[38,2,32,31,58,35,36],"tags":[60,112,113,50,55],"class_list":{"0":"post-831","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-dhacdooyin","8":"category-featured","9":"category-in-the-news","10":"category-ololaha","11":"category-somali","12":"category-warbixinnada","13":"category-waxqabadka","14":"tag-eryal-tv","15":"tag-hargeisa","16":"tag-police","17":"tag-press-freedom","18":"tag-somaliland"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/831","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=831"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4393,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/831\/revisions\/4393"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}