{"id":683,"date":"2019-06-23T15:02:10","date_gmt":"2019-06-23T12:02:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/?p=683"},"modified":"2023-12-12T18:49:41","modified_gmt":"2023-12-12T18:49:41","slug":"shirweynihii-ururka-sjs-oo-lagu-soo-gabagabeeyay-muqdisho-laguna-doortay-hoggaanka-ururka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/shirweynihii-ururka-sjs-oo-lagu-soo-gabagabeeyay-muqdisho-laguna-doortay-hoggaanka-ururka\/","title":{"rendered":"Shirweynihii Ururka SJS oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho, laguna doortay hoggaanka ururka"},"content":{"rendered":"\n<p>MUQDISHO, Soomaaliya, 22 June, 2019 &#8211; Shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (<strong>Somali Journalists Syndicate SJS<\/strong>) ayaa Sabtidii shalay lagu soo gaba-gabeeyay hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho. Waxaana shirweynaha lagu soo bandhigay hoggaanka cusub ee loo doortay in ururka ay hoggaamiyaan.<\/p>\n\n\n\n<p>Maxamed Ibraahim Bakistaan, oo ah suxufi rug-caddaa ah ayaa loo doortay inuu noqdo Guddoomiyaha ururka SJS, iyadoo Guddoomiye ku xigeenka loo doortay Cumar Siciid Maxamed (Cumar Dheere).<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-image\"><figure class=\"aligncenter\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdalle-Mumin-SJS-SG-ADDRESS-1024x683.jpeg\" alt=\"Xoghayaha Guud, Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS), Cabdalle Axmed Muumin\" class=\"wp-image-685\" srcset=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdalle-Mumin-SJS-SG-ADDRESS-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdalle-Mumin-SJS-SG-ADDRESS-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdalle-Mumin-SJS-SG-ADDRESS-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdalle-Mumin-SJS-SG-ADDRESS-696x464.jpeg 696w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdalle-Mumin-SJS-SG-ADDRESS-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdalle-Mumin-SJS-SG-ADDRESS-630x420.jpeg 630w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdalle-Mumin-SJS-SG-ADDRESS.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption><strong>                                  Xoghayaha Guud, Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS), Cabdalle Axmed Muumin.<\/strong><\/figcaption><\/figure><\/div>\n\n\n\n<p>Xoghayaha Guud ururka SJS ayaa loo doortay Cabdalle Axmed Muumin oo ah wariye hadda la shaqeeya Wargeyska the Guardian. Ururka ayaa sidoo kale doortay xubno guddi fulin oo ka kooban 7 ruux.<\/p>\n\n\n\n<p>Xafladdii gaba-gabada Shirweynaha ayaa waxaa ka qeybgalay xildhibanno ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubnaha bulshada rayidka, haweenka, maamullada warbaahinta iyo wariyaal.<\/p>\n\n\n\n<p>Xoghayaha Guud ee ururka SJS Cabdalle Axmed Muumin ayaa gaba-gabadii ku dhawaaqay baaq ku aad adhowrista xuquuqda iyo xorriyadda suxufiyiinta Soomaaliyeed oo hadda la sheegay inay soo wajahday xaalado caburin iyo amni darri ah.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Nadiir-1024x683.jpeg\" alt=\"Xildhibaan Nadiir Jaamac, oo ah Guddoomiyaha Guddiga Aqalka Sare, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.\" class=\"wp-image-686\" srcset=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Nadiir-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Nadiir-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Nadiir-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Nadiir-696x464.jpeg 696w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Nadiir-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Nadiir-630x420.jpeg 630w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Nadiir.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption><strong>                 Xildhibaan Nadiir Jaamac, oo ah Guddoomiyaha Guddiga Aqalka Sare, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. <\/strong><\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p>Xildhibaan Nadiir Jaamac, oo ah Guddoomiyaha Guddiga Aqalka Sare, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ugu qaabilsan Warfaafinta, Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ayaa isaguna ballanqaaday in ururka SJS iyo wariyaasha xubnaha ka ahba kaalin laga siin doono inay talo ka dhiibtaan Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed oo hadda horyaalla Baarlamaanka Federaalka, kaasoo ay ku jiraan qodobbo xayiraad iyo ganaax ku soo rogaya warbaahinta.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Naima-Ibrahim-Yusuf-1024x683.jpeg\" alt=\"Xildhibaan Naciimo Ibraahim Yuusuf, oo ka tirsan mudanayaasha Aqalka Sare, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.\" class=\"wp-image-687\" srcset=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Naima-Ibrahim-Yusuf-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Naima-Ibrahim-Yusuf-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Naima-Ibrahim-Yusuf-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Naima-Ibrahim-Yusuf-696x464.jpeg 696w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Naima-Ibrahim-Yusuf-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Naima-Ibrahim-Yusuf-630x420.jpeg 630w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Senator-Naima-Ibrahim-Yusuf.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption><strong>   Xildhibaan Naciimo Ibraahim Yuusuf, oo ka tirsan mudanayaasha Aqalka Sare, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p>Waxaa sidoo kale munaasabadda ka hadlay isla markaana Ururka SJS hambalyeeyay Xildhibaan Naciima Ibraahim Yuusuf, Siciid Aadan Mire oo ah Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wakiil ka socday Dallada Jilayaasha Aan Dowliga Ahayn ee SONSA.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/SONSA-Rep-1024x683.jpeg\" alt=\"Maxamed Cadceed, agaasime ka tirsan Dalladda Jilayaasha Aan Dowliga Ahayn ee SONSA.\" class=\"wp-image-690\" srcset=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/SONSA-Rep-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/SONSA-Rep-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/SONSA-Rep-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/SONSA-Rep-696x464.jpeg 696w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/SONSA-Rep-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/SONSA-Rep-630x420.jpeg 630w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/SONSA-Rep.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption><strong>                                       Maxamed Cadceed, agaasime ka tirsan Dalladda Jilayaasha Aan Dowliga Ahayn ee SONSA<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n\n    <div class=\"xs_social_share_widget xs_share_url after_content \t\tmain_content  wslu-style-1 wslu-share-box-shaped wslu-fill-colored wslu-none wslu-share-horizontal wslu-theme-font-no wslu-main_content\">\n\n\t\t\n        <ul>\n\t\t\t        <\/ul>\n    <\/div> \n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO, Soomaaliya, 22 June, 2019 &#8211; Shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (Somali Journalists Syndicate SJS) ayaa Sabtidii shalay lagu soo gaba-gabeeyay hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho. Waxaana shirweynaha lagu soo bandhigay hoggaanka cusub ee loo doortay in ururka ay hoggaamiyaan.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":684,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[38,2,32,31,58,35,36],"tags":[56,49,68,42,69],"class_list":{"0":"post-683","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-dhacdooyin","8":"category-featured","9":"category-in-the-news","10":"category-ololaha","11":"category-somali","12":"category-warbixinnada","13":"category-waxqabadka","14":"tag-mogadishu","15":"tag-sjs","16":"tag-sjs-founding-congress","17":"tag-somalia","18":"tag-ururka-suxufiyiinta-soomaaliyeed"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4395,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/683\/revisions\/4395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/684"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}