{"id":637,"date":"2019-06-09T16:32:40","date_gmt":"2019-06-09T13:32:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/?p=637"},"modified":"2023-12-12T18:49:41","modified_gmt":"2023-12-12T18:49:41","slug":"ciidanka-militariga-soomaaliya-oo-o-dil-ugu-hanjabay-handaday-rasaasna-ku-riday-wariye-ka-tirsan-radio-kulmiye-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/ciidanka-militariga-soomaaliya-oo-o-dil-ugu-hanjabay-handaday-rasaasna-ku-riday-wariye-ka-tirsan-radio-kulmiye-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidanka militariga Soomaaliya oo o dil ugu hanjabay, handaday, rasaasna ku riday wariye ka tirsan Radio Kulmiye ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"\n<p>MUQDISHO, Soomaaliya, 09 June, 2019 &#8211; Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (Somali Journalists Syndicate SJS) waxaa uu cambaareynayaa falka rasaasta loo adeegsaday, handadaada iyo hanjabaadda ay ciidanka militariga Soomaaliya u geysteen wariyaha Radio Kulmiye, Xuseen Cabdulle Maxamed (Xuseen Gurmad) ee ka dhacay magaalada Muqdisho Axadda, bisha June 9keeda, 2019.<\/p>\n\n\n\n<p>Abbaare 9.15 waqtiga gudaha Maanta oo Axad ah, ayaa\nciidan ilaalo u ah Jeneraal Saney Cabdulle Gaab oo ka tirsan militariga\nSoomaaliya waxay jajabiyeen muraayadda haadka ee baabuurka wariyaha xilli uu\ntaagnaa bar-kontorool oo ku taalla Xaawo Taako, una dhow xarunta Madaxtooyada. Wariyaha\nwuxuu xilligaa ku jiheysnaa goobtiisa shaqada wuxuuna ka yimid gurigiisa, sida\nay sheegeen Idaacadda Kulmiye iyo wariyaha laftiisa.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cWaxaan sugayey in la iga fasaxo goobta kontoroolka markii ay yimaadeen Jeneral Saney illaaladiisa oo watay baabuur ciidan oo dusha ka furan. Waxay jajabiyeen baabuurkeyga muraayaddiisa, wayna laadeen. Markii aan dacwooday oo aan tusay aqoonsigeyga wariyanimo, labo askari ayaa soo degtay oo I laadday kaddibna iigu hanjabtay inay I dilayaan. Wayna dhaqaaqeen,\u201d ayuu wariye Xuseen Cabdulle u sheegay SJS.<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"960\" src=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Sidebar-car-mirror.jpg\" alt=\"\" data-id=\"641\" data-link=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2019\/06\/09\/ciidanka-militariga-soomaaliya-oo-o-dil-ugu-hanjabay-handaday-rasaasna-ku-riday-wariye-ka-tirsan-radio-kulmiye-ee-muqdisho\/sidebar-car-mirror\/\" class=\"wp-image-641\" srcset=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Sidebar-car-mirror.jpg 720w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Sidebar-car-mirror-225x300.jpg 225w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Sidebar-car-mirror-696x928.jpg 696w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Sidebar-car-mirror-315x420.jpg 315w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><figcaption>SAWIR: Baabuurka wariyaha oo muraayadda haadka ka jabsan. | Photo \/courtesy Facebook Hussein Abdulle Mohamed.<\/figcaption><\/figure><\/li><\/ul>\n\n\n\n<p>Falkaasi ka bacdi, wariyaha ayaa baabuurkiisa usii\nkexeeyay kontoroolka labaad si uu uga cawdo, hase yeeshee askarta Jeneral Saney\nayaa afar xabbadood ku soo riday baabuurka wariyaha kuwaasoo aanan haleelin\nnasiib wanaag isagoo marayey meel u dhow Dhismaha Baarlamaanka.<\/p>\n\n\n\n<p>Sida uu sheegay wariye Xuseen iyo tifaftiraha Radio\nKulmiye, Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim oo la hadlay SJS, askarta ayaa aad u sii\ngardarrooday kaddib markii ay ogaadeen in Xuseen uu yahay wariye.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cMarkii aanu maqalnay dhacdada, waxaan isku daynay inaan\nla xiriirno saraakiisha ku shaqada leh hase yeeshee illaa hadda wax tallaabo ah\nlama qaadin,\u201d ayuu sii raaciyay tifaftire Cabdiqani.<\/p>\n\n\n\n<p>Tifaftiraha Radio Kulmiye ayaa SJS u sheegay in wariye\nXuseen uu horey ula kulmay hanjabaado kaga yimid saraakiil ciidan oo ay ku\njiraan askarta Jeneraal Saney.<\/p>\n\n\n\n<p>11-kii bishii April, isla kontoroolkan ayaa ciidan la\nsocday Taliyaha Ciidanka Lugta, Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage waxay qori ku\ngaraaceen, dilna ugu hanjabeen wariye Xuseen xilli uu wariyuhu ku sii jeeday\nshaqadiisa.<\/p>\n\n\n\n<p>Markii uu wariyuhu doonay inuu ka dacwoodo falkaasi kuma\nuusan guuleysan, waana laga niyadjabiyey sababo la xiriira cawaaqibka uga iman\nkara wariyaha hadduu dacwoodo, sida ay sheegeen tifaftiraha iyo wariyaha-ba.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cUrurka Suxufiyiinta Soomaaliyeed SJS wuxuu\ncambaareynayaa falka toogashada, hanjabaadda dilka iyo handadaada loo geystay\nsaaxiibkeen. Ma\u2019aha wax la aqbali karo, shuruucda dalkana way ka soo horjeeddaa\nin handadaad iyo dil ku hanjabis loo geysto wariye.\u201d Sidaasi waxaa yiri Ururka\nSJS.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cSaraakiisha booliska iyo militariga kama sarreeyaan\nsharciga. Dowladda waa inay baartaa kuwa ka masuulka ah falkii loo geystay\nwariye Xuseen, sharcigana la horkeenaa.\u201d SJS ayaa sidaasi sii raacisay\nbaaqeeda.<\/p>\n\n\n\n<p>Tan iyo bilawgii sannadkan, Radio Kulmiye ayaa waxaas oo\nwajahay dhowr dhacdo oo wariyaal ka tirsan lagu xayiray, handadaad loogu\ngrystay iyadoo qaarkoodna qalabkoodii laga qaatay.<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2019\/05\/22\/somali-police-shoot-at-beat-up-and-briefly-detain-journalists-in-reporting-mission-in-mogadishu%EF%BB%BF\/ \" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"22kii bishii May (opens in a new tab)\">22kii bishii May<\/a>, ciidanka ammaanka ee jooga Kontoroolka Daljirka ayaa rasaas ku riday, garaacutaan ku sameeyay, waqti koobanna xiray wariye iyo filimduube ka tirsan Radio Kulmiye.<\/p>\n\n    <div class=\"xs_social_share_widget xs_share_url after_content \t\tmain_content  wslu-style-1 wslu-share-box-shaped wslu-fill-colored wslu-none wslu-share-horizontal wslu-theme-font-no wslu-main_content\">\n\n\t\t\n        <ul>\n\t\t\t        <\/ul>\n    <\/div> \n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO, Soomaaliya, 09 June, 2019 &#8211; Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (Somali Journalists Syndicate SJS) waxaa uu cambaareynayaa falka rasaasta loo adeegsaday, handadaada iyo hanjabaadda ay ciidanka militariga Soomaaliya u geysteen wariyaha Radio Kulmiye, Xuseen Cabdulle Maxamed (Xuseen Gurmad) ee ka dhacay magaalada Muqdisho Axadda, bisha June 9keeda, 2019.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":638,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[38,2,32,31,58,35,36],"tags":[],"class_list":{"0":"post-637","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-dhacdooyin","8":"category-featured","9":"category-in-the-news","10":"category-ololaha","11":"category-somali","12":"category-warbixinnada","13":"category-waxqabadka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4397,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/637\/revisions\/4397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}