{"id":2665,"date":"2022-02-20T10:24:58","date_gmt":"2022-02-20T07:24:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/?p=2665"},"modified":"2023-12-12T18:49:38","modified_gmt":"2023-12-12T18:49:38","slug":"sjs-oo-ka-mid-noqotay-isbahaysiga-bulshada-rayidka-ee-axdiga-la-dagaalanka-musuqmaasuqa-ee-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/sjs-oo-ka-mid-noqotay-isbahaysiga-bulshada-rayidka-ee-axdiga-la-dagaalanka-musuqmaasuqa-ee-qm\/","title":{"rendered":"SJS oo ka mid noqotay Isbahaysiga Bulshada Rayidka ee Axdiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee QM"},"content":{"rendered":"\n<p>MUQDISHO, Soomaaliya 20 Febraayo, 2022 \u2013 Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa si rasmi ah <a href=\"https:\/\/uncaccoalition.org\/anti-corruption-platforms\/africa\/somalia-2\/somali-journalists-syndicate-sjs\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"ugu biiray (opens in a new tab)\">ugu biiray<\/a> Isbaheysiga Bulshada Rayidka ee Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa, taasoo qeyb ka ah dadaallada SJS ee lagu difaacayo xuquuqda suxufiyiinta iyo horumarinta isla xisaabtanka xadgudubyada ka dhanka ah xorriyadda saxaafadda oo ay ku jiraan weerarrada ka dhanka ah warfidiyeenka soo tebiya wararka arrimaha musuqmaasuqa.<\/p>\n\n\n\n<p>SJS oo ah urur shaqaale oo madax-bannaan una dhaqdhaqaaqa difaaca xuquuqda suxufiyiinta iyo u qareemidda isla xisaabtanka xadgudubyada ka dhanka ah xorriyadda warbaahinta, ayaa ku biirista Ururka Bulshada Rayidka ee Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa waxay siinaysaa SJS fursad ay kaga qeybgasho fagaarayaasha caalamiga ah.<\/p>\n\n\n\n<p>SJS ayaa soo saartay saddex warbixin oo ku saabsan xaaladda xorriyadda saxaafadda ee Soomaaliya <a href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2020\/01\/05\/state-of-press-freedom-in-somalia-in-2019-working-under-pressure-and-targeted-attacks\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"2019 (opens in a new tab)\">2019<\/a>, <a href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2021\/02\/03\/state-of-press-freedom-in-somalia-in-2020-threats-and-violence-against-journalists-on-the-rise-with-total-impunity\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"2020 (opens in a new tab)\">2020<\/a> iyo <a href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2022\/01\/10\/state-of-press-freedom-in-somalia-2021\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"2021 (opens in a new tab)\">2021<\/a> kuwaas oo diiwaangeliyay xadgudubyada ka dhanka ah suxufiyiinta iyo xorriyadda saxaafadda. Tani waxaa ka mid ah ol&#8217;olayaasha la xisaabtanka kiisaska gefafka dowladda. SJS waxay kaloo si adag uga soo <a href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2021\/10\/28\/sjs-submits-a-bribery-solicitation-complaint-against-hirshabelle-state-officials-to-iacc\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"horjeedsatay (opens in a new tab)\">horjeedsatay<\/a> laaluushka dowladda ee Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p>SJS waxay ka shaqeysaa horumarinta xoriyadda warbaahinta Soomaaliya si ay ula xisaabtanto mas\u2019uuliyiinta dowladda iyo in daaha laga qaado kiisaska laaluushka iyo musuqmaasuqa. SJS waxay siineysaa difaac sharci warfidiyeenka loo beegsado warbixintooda daaha ka qaadaya gafafka dowladu. Suxufiyiinta ka faa&#8217;iidaysanaya adeegga SJS ayaa warfidiyeenka xubnaha ka ah SJS. Hababkayada faragelinta waxa ka mid ah tababarrida weriyayaasha, horumarinta xorriyadooda, iyo difaacida shaqadooda saxaafadeed.<\/p>\n\n\n\n<p>28kii Oktoobar 2021, SJS waxay <a href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2021\/10\/28\/sjs-submits-a-bribery-solicitation-complaint-against-hirshabelle-state-officials-to-iacc\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"dacwad rasmi ah oo ka dhan ah fal laaluush (opens in a new tab)\">dacwad rasmi ah oo ka dhan ah fal laaluush<\/a> ka gudbisay madaxda dowlad goboleedka Hirshabeelle taasoo loo gudbiyay Guddiga Madaxa bannaan ee La-Dagaalanka Musuqmaasuqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana laga sugayaa inay baaritaan buuxa oo madax bannaan ku sameyso kiiskaasi.<\/p>\n\n\n\n<p>SJS waxay ka qeybqaadaneysaa hannaanka hubinta qiimaynta la-dagaalanka musuqmaasuqa oo ah marxaladda koowaad ee habka dib u eegista ee ku xusan Axdiga Qaramada. SJS waxay adkeyneysaa la xisaabtan dadweyne iyo joojinta xadgudubyada ka dhanka ah warbaahinta sida laaluushka loo isticmaalo faafreebka wararka.<\/p>\n\n\n\n<p>&#8220;Waan ku faraxsanahay inaan ku biirno Isbaheysiga Bulshada Rayidka ee Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa (UNCAC). Tani waxay muujineysaa muhiimadda ay warfidiyeenka u leeyihiin la dagaallanka musuqmaasuqa, horumarinta isla xisaabtanka, hufnaanta iyo qiyamka hannaanka dowladda iyo tan gaarka ah ee Soomaaliya,\u201d ayuu yiri Xoghayaha Guud ee SJS, Cabdalle Axmed Mumin.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cAnnaga, haddaan nahay bahda weriyayaasha, waxaan door muhiim ah ku leenahay la dagaalanka musuqmaasuqa. Waxaan nahay qeybta ugu muhiimsan ee ciribtirka musuqmaasuqa joogtada ah annagoo baareyna soona bandhigayna dhaqamada musuq-maasuqa, anagoo dalbaneyna isla xisaabtan iyo daah-furnaan ka imaanaysa hay\u2019adaha dowliga ah iyo kuwa gaarka ah ee Soomaaliya,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Cabdalle Mumin. &#8220;Sidaa darteed, waxaan aaminsannahay in ku biirista Isbaheysiga Bulshada Rayidka ah ee Axdiga Qaramada Midoobay ay siineyso SJS iyo suxufiyiinta xubnaha ka ahba fursad ay kaga qeybqaataan u doodista iyo horumarinta doorka warbaahinta Soomaaliyeed ee baaritaanka musuqmaasuqa iyo difaaca xuquuqda suxufiyiinta.&#8221;<\/p>\n\n    <div class=\"xs_social_share_widget xs_share_url after_content \t\tmain_content  wslu-style-1 wslu-share-box-shaped wslu-fill-colored wslu-none wslu-share-horizontal wslu-theme-font-no wslu-main_content\">\n\n\t\t\n        <ul>\n\t\t\t        <\/ul>\n    <\/div> \n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO, Soomaaliya 20 Febraayo, 2022 \u2013 Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa si rasmi ah ugu biiray Isbaheysiga Bulshada Rayidka ee Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa, taasoo qeyb ka ah dadaallada SJS ee lagu difaacayo xuquuqda suxufiyiinta iyo horumarinta isla xisaabtanka xadgudubyada ka dhanka ah xorriyadda saxaafadda oo ay ku jiraan weerarrada ka dhanka ah warfidiyeenka soo tebiya wararka arrimaha musuqmaasuqa.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[38,2,32,31,58,35,36],"tags":[509,508],"class_list":{"0":"post-2665","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-dhacdooyin","8":"category-featured","9":"category-in-the-news","10":"category-ololaha","11":"category-somali","12":"category-warbixinnada","13":"category-waxqabadka","14":"tag-la-dagaalanka-musuqmaasuqa","15":"tag-uncac-civil-society-coalition"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2665"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4304,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2665\/revisions\/4304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2667"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}