{"id":2039,"date":"2021-03-08T00:00:00","date_gmt":"2021-03-07T21:00:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/?p=2039"},"modified":"2023-12-12T18:49:39","modified_gmt":"2023-12-12T18:49:39","slug":"maalinta-caalamiga-ah-ee-haweenka-2021-sjs-waxay-ku-baaqeysaa-in-haweenka-suxufiyiinta-soomaaliyeed-loo-oggolaado-fursado-iyo-xuquuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/maalinta-caalamiga-ah-ee-haweenka-2021-sjs-waxay-ku-baaqeysaa-in-haweenka-suxufiyiinta-soomaaliyeed-loo-oggolaado-fursado-iyo-xuquuq\/","title":{"rendered":"Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka 2021, SJS waxay ku baaqeysaa in haweenka suxufiyiinta Soomaaliyeed loo oggolaado fursado iyo xuquuq"},"content":{"rendered":"\n<p>MUQDISHO, Soomaaliya, 8 Maarso, 2021 \u2013 Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka 2021, Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyed (SJS) wuxuu ku baaqayaa u sinnaanta fursadaha iyo xuquuqaha ee dhanka haweenka suxufiyiinta Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p>Sanadkan halku dhigga Maalinta Caalamiga ah ee haweenka 2021 waa <em>\u201dHaweenka ku jira hoggaaminta: Gaarista mustaqbal loo siman yahay iyadoo lagu guda jiro dunida COVID-19&#8243;<\/em>. SJS waxay aqoonsan tahay dedaalka baaxadda leh ee ay ku bixinayaan haweenka suxufiyiinta sidii ay u shacabka ugu wargelin lahaayeen cudurkan safmarka ah ee Covid-19, iyagoo dadweynaha u bidhaaminaya gaabisyada jira.<\/p>\n\n\n\n<p>Xoghayaha Xuquuqda Haweenka ee SJS, Hinda Daahir Jaamac ayaa faahfaahisay  caqabadaha ay wajahaan haweenka warfidiyeenka ah ee Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-image\"><figure class=\"aligncenter size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"616\" src=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Ms-Hinda_8march2021-3-1024x616.jpg\" alt=\"Xoghayaha Xuquuqda Haweenka ee SJS, Hinda Daahir Jaamac.\" class=\"wp-image-2029\" srcset=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Ms-Hinda_8march2021-3-1024x616.jpg 1024w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Ms-Hinda_8march2021-3-300x181.jpg 300w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Ms-Hinda_8march2021-3-768x462.jpg 768w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Ms-Hinda_8march2021-3-1536x924.jpg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption>Xoghayaha Xuquuqda Haweenka ee SJS, Hinda Daahir Jaamac. | Sawirka\/SJS.<\/figcaption><\/figure><\/div>\n\n\n\n<p>\u201dHaweenka suxufiyiinta ah waxay u bareerayaan khatarta cudurka COVID19, iyagoo soo tebinaya wararka la xiriira cudurka si ay shacabka u wargeliyaan dedaalada lagu badbaadinayo nafta dadweynaha. Tani waxaa dheer caqabadaha haweenka suxufiyiinta ka heysta dhinaca shaqada iyo tacadiyada loo geysto intaba,\u201d Hinda Daahir, Xoghayaha Haweenka SJS ayaa tiri, \u201dHaweenka Suxufiyiinta Soomaaliya waa kuwa ugu mushaharka yar, halka qaar badana ayba waayeen shaqooyinkooda, ayna awoodi waayaan inay qoysaskooda maareeyaan. Waxaa la gaaray xiligii la aqoonsan lahaa haweenkeena suxufiyiinta ah, lana siin lahaa xushmadda ay mudan yihiin: mustaqbal loo siman yahay oo welwel la\u2019aan iyo xadgudub la\u2019aan ah, mustaqbal la maareyn karo, nabad ah, xuquuqdana loo siman yahay.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p>Si loo muujiyo doorka haweenka suxufiyiinta, SJS waxay la hadashay gabdhaha suxufiyiinta qaarkood kuwaasoo sheegay in si ay dadweynaha u siiyaan xogta ay halis ka soo wajahdo inta ay ku gudaha jiraan shaqo maalmeedkooda saxaafadeed.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"576\" src=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hamdi-Mahad-Diriye_8March2021_-1-1024x576.jpg\" alt=\"Weriye Xamdi Mahad Diiriye oo ka tirsan idaacadda iyo telefishanka Risaala.\" class=\"wp-image-2043\" srcset=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hamdi-Mahad-Diriye_8March2021_-1-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hamdi-Mahad-Diriye_8March2021_-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hamdi-Mahad-Diriye_8March2021_-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hamdi-Mahad-Diriye_8March2021_-1-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hamdi-Mahad-Diriye_8March2021_-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hamdi-Mahad-Diriye_8March2021_-1-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hamdi-Mahad-Diriye_8March2021_-1-747x420.jpg 747w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hamdi-Mahad-Diriye_8March2021_-1.jpg 1920w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption>Weriye Xamdi Mahad Diiriye oo ka tirsan idaacadda iyo telefishanka Risaala. | Sawirka\/SJS.<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p>\u201dHaddii aan nahay gabdhaha suxufiyiinta, waxaanu safka hore kaga jirnaa dagaalka lagula jiro la dagaalanka cudurka safmarka ah ee COVID-19. Gabdhaha Suxufiyiinta keliya war tebin kuma koobna, ee hooyo ahaana waxa ay talooyin caafimaad siiyaan qoysaska iyo shacabka guud ahaan. Taasina waa sababta adduunyadu ugu baahan tahay in haweenku qeyb ka noqdaan meel walba oo go\u2019aan lagu gaarayo,\u201d weriye Xamdi Mahad Diiriye oo ka tirsan idaacadda iyo telefishanka Risaala ayaa SJS u sheegtay.<\/p>\n\n\n\n<p>Suxufinimadu, weliba tan ay dumarka qabtaan shaqo sahlan ma ahan. Haboon Cali Cumar oo ka tirsan TUSMO TV oo go\u2019aansatay inay ka soo guurto magaalada Beledweyne, kaddib caqabado ay kala kulantay dhanka shaqadeeda awgeed.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"576\" src=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Habon-Ali-_8March2021-1-1024x576.jpg\" alt=\"Weriye Haboon Cali Cumar, oo ka tirsan TUSMO TV.\" class=\"wp-image-2041\" srcset=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Habon-Ali-_8March2021-1-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Habon-Ali-_8March2021-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Habon-Ali-_8March2021-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Habon-Ali-_8March2021-1-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Habon-Ali-_8March2021-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Habon-Ali-_8March2021-1-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Habon-Ali-_8March2021-1-747x420.jpg 747w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Habon-Ali-_8March2021-1.jpg 1920w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption>Weriye Haboon Cali Cumar, oo ka tirsan TUSMO TV. | Sawirka\/SJS.<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p>\u201dMar walba ayaa tacadiyo la ii geysan jiray, waxayna tacadiyadaas iigu dhacayeen keliya in aan ahay gabar saxafiyad ah. Waxaan go\u2019aansaday in aan Muqdisho u soo guuro iyadoo qoyskeyga aanan ka helin wax taageero ah. Waxaana shaqadeyda ka sii watay magaalada Muqdisho. Caqabado badan ayaa weli jira laakiin, Alle ayaa mahad iska leh oo iga dhigay gabar isku kalsoon oo ka soo gudubtay caqabadahaas. Hadda maalin walba waxaan soo saaraa barnaamij maalinle ah oo aan aad ugu hanweynahay,&#8221; ayey tiri.<\/p>\n\n\n\n<p>Haboon iyo saaxiibteed shaqada Hani waxa ay talooyin ku taageeraan gabdhaha kale ee suxufiyiinta ah taasoo ah isku kalsoonaada oo adkeystana.<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-image\"><figure class=\"aligncenter size-large is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hani-Hussein-Ali_8March2021-1-1024x576.jpg\" alt=\"Weriye Hani Xuseen Cali oo ka tirsan Radio Sahal iyo TUSMO TV.\" class=\"wp-image-2042\" width=\"718\" height=\"403\" srcset=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hani-Hussein-Ali_8March2021-1-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hani-Hussein-Ali_8March2021-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hani-Hussein-Ali_8March2021-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hani-Hussein-Ali_8March2021-1-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hani-Hussein-Ali_8March2021-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hani-Hussein-Ali_8March2021-1-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hani-Hussein-Ali_8March2021-1-747x420.jpg 747w, https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Hani-Hussein-Ali_8March2021-1.jpg 1920w\" sizes=\"auto, (max-width: 718px) 100vw, 718px\" \/><figcaption>Weriye Hani Xuseen Cali oo ka tirsan Radio Sahal iyo TUSMO TV. | Sawirka\/SJS.<\/figcaption><\/figure><\/div>\n\n\n\n<p>\u201dMarku haweenku hoggaamiyaan, natiijo wax ool ah baanu aragnaa. Waxaanu u sheegnaa haweenka suxufiyinta in haddii ay ka gudbaan caqabado badan ay ka qaadaan adkeysi iyo isku kalsoonaan,&#8221; ayey tiri Hani.<\/p>\n\n\n\n<p>SJS waxay ugu baaqeysaa dowladda iyo maamullada warbaahinta inay ka gudbaan dhaqanka ka hor joogsanaya haweenka suxufiyiinta inay qabtaan maamullada sare si loo xaqiijiyo in awoodda iyo fursadda shaqada loo sinnaado. Haweenka suxufiyiinta ah waa inaysan noqon kuwa ugu mushaharka yar.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201dHaweenka suxufiinta waxay door weyn ka qaateen horumarinta warbaahinta, waxayna u qalmaan in fursadaha si siman loo qeybiyo ee dhinaca hoggaaminta warbaahinta,\u201d ayuu yiri Xoghayaha Guud ee SJS, Cabdalle Axmed Mumin oo ammaanay kaalinta gabdhaha suxufiyiinta ee SJS sida ay uga qeyb qaateen horumarinta ururka, iyagoo adeegsanaya xirfadahooda hoggaamineed.<\/p>\n\n\n\n<p><strong><a href=\"https:\/\/youtu.be\/bBtNaOePyWI\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"DAAWO GABDHAHA SUXUFIYIINTA OO SJS LA HADLAY (opens in a new tab)\">DAAWO GABDHAHA SUXUFIYIINTA OO SJS LA HADLAY<\/a><\/strong><\/p>\n\n    <div class=\"xs_social_share_widget xs_share_url after_content \t\tmain_content  wslu-style-1 wslu-share-box-shaped wslu-fill-colored wslu-none wslu-share-horizontal wslu-theme-font-no wslu-main_content\">\n\n\t\t\n        <ul>\n\t\t\t        <\/ul>\n    <\/div> \n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO, Soomaaliya, 8 Maarso, 2021 \u2013 Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka 2021, Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyed (SJS) wuxuu ku baaqayaa u sinnaanta fursadaha iyo xuquuqaha ee dhanka haweenka suxufiyiinta Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[38,2,32,31,58,35,36],"tags":[436,435,49,156],"class_list":{"0":"post-2039","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-dhacdooyin","8":"category-featured","9":"category-in-the-news","10":"category-ololaha","11":"category-somali","12":"category-warbixinnada","13":"category-waxqabadka","14":"tag-haweenka-suxufiyiinta","15":"tag-maalinta-caalamiga-ee-haweenka","16":"tag-sjs","17":"tag-soomaaliya"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4316,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2039\/revisions\/4316"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2040"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}