{"id":1457,"date":"2020-04-23T22:16:12","date_gmt":"2020-04-23T19:16:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/?p=1457"},"modified":"2023-12-12T18:49:39","modified_gmt":"2023-12-12T18:49:39","slug":"sjs-oo-soo-dhoweysay-siideynta-weriyaha-voa-iyo-radio-baraawe-oo-dib-u-bilaabay-barnaamijka-luuqadda-barawaaniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/sjs-oo-soo-dhoweysay-siideynta-weriyaha-voa-iyo-radio-baraawe-oo-dib-u-bilaabay-barnaamijka-luuqadda-barawaaniga\/","title":{"rendered":"SJS oo soo dhoweysay siideynta weriyaha VOA iyo Radio Baraawe oo dib u bilaabay barnaamijka luuqadda Barawaaniga"},"content":{"rendered":"\n<p>MUQDISHO, Soomaaliya, 23 Abriil, 2020 &#8211; Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu soo dhoweynayaa xabsi-ka-sii-deynta wakiil wareedka Idaacadda Voice of America (VOA) Mukhtaar Maxamed Catoosh, maalintii Arbacada 22 Abriil 2020, waxayna amaaneysaa go\u2019aanka loogu ogolaaday Idaacadda Radio Baraawe in dib u bilowdo barnaamijyadii ku bixi jiray Afka Barawaaniga.<\/p>\n\n\n\n<p>Weriye Catoosh waxaa <a href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2020\/04\/21\/voa-journalist-detained-after-reporting-death-of-a-rape-victim-in-somalias-south-west-state\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"xabsiga u taxaabay (opens in a new tab)\">xabsiga u taxaabay<\/a> ciidamo ka tirsan booliska Koonfur Galbeed ka gadaal markii uu idaacada VOA ka sii daayay 19 Abriil ee bishan warbixin lagu sheegay geerida gabar 14 jir ahayd oo kufsi loogu geystay waddada u dhexeysa magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cWaxaan xorriyadeyda helay shalay (Arbaco) fiidkii, wax shuruud ah oo lagu xiray siideynteyda ma jirto,\u201d ayuu yiri Mukhtaar Maxamed Catoosh.<\/p>\n\n\n\n<p>Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) waxa uu soo dhoweynayaa xayiraad ka qaadista  barnaamijyada ku baxa lahjadda Barawaaniga loo yaqaano \u201cChimini\u201d ee Idaacadda <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/Radio-Baraawe-883-mhz-107247783994714\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"Radio Baraawe (opens in a new tab)\">Radio Baraawe<\/a> Arbacadii, sida ay maamulka idaaadda uu u sheegay SJS.<\/p>\n\n\n\n<p>Maamulka magaalada Baraawe <a href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2020\/04\/21\/sjs-condemns-illegal-ban-against-radio-barawes-programming-in-baravanese-dialect\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\" aria-label=\"ayaa ku amray (opens in a new tab)\">ayaa ku amray<\/a>, maalinimadii Isniinta, Idaacadda Radio Baraawe inay hakiyaan barnaamijyada ku baxa lahjadda Barawaaniga, iyagoo ku tilmaamay inay tahay \u201cSharci darro\u201d iyagoon wax caddeyn ah oo kabaya amarkooda soo bandhigin.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cWaxaan soo dhoweyneynaa in weriye Mukhtaar Maxamed Catoosh oo la xiray Isniinta uu xorriyadiisa dib u helo,\u201d Cabdalle Axmed Mumin, Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa yiri, isagoo isla markaana soo dhoweeyay in Idaacadda Radio Baraawe loo ogolaado in barnaamijyadoodii ku bixi jiray Baraawniga dib u bilaabaan, kadib xayiraad sharci darro ah oo la saaray Isniintii.<\/p>\n\n    <div class=\"xs_social_share_widget xs_share_url after_content \t\tmain_content  wslu-style-1 wslu-share-box-shaped wslu-fill-colored wslu-none wslu-share-horizontal wslu-theme-font-no wslu-main_content\">\n\n\t\t\n        <ul>\n\t\t\t        <\/ul>\n    <\/div> \n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO, Soomaaliya, 23 Abriil, 2020 &#8211; Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu soo dhoweynayaa xabsi-ka-sii-deynta wakiil wareedka Idaacadda Voice of America (VOA) Mukhtaar Maxamed Catoosh, maalintii Arbacada 22 Abriil 2020, waxayna amaaneysaa go\u2019aanka loogu ogolaaday Idaacadda Radio Baraawe in dib u bilowdo barnaamijyadii ku bixi jiray Afka Barawaaniga.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1436,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[38,2,32,31,58,35,36],"tags":[299,300,301,49,156],"class_list":{"0":"post-1457","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-dhacdooyin","8":"category-featured","9":"category-in-the-news","10":"category-ololaha","11":"category-somali","12":"category-warbixinnada","13":"category-waxqabadka","14":"tag-baydhabo","15":"tag-mukhtaar-catoosh","16":"tag-radio-baraawe","17":"tag-sjs","18":"tag-soomaaliya"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1457","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1457"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4345,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1457\/revisions\/4345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1436"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}