{"id":1039,"date":"2019-11-30T23:38:47","date_gmt":"2019-11-30T20:38:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/?p=1039"},"modified":"2023-12-12T18:49:40","modified_gmt":"2023-12-12T18:49:40","slug":"maxkamadda-hargeysa-oo-booliska-u-ogolaatay-inay-xabsiga-kusii-hayaan-wariye-cabdiqaadir-codey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/maxkamadda-hargeysa-oo-booliska-u-ogolaatay-inay-xabsiga-kusii-hayaan-wariye-cabdiqaadir-codey\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Hargeysa oo  Booliska u ogolaatay inay xabsiga kusii hayaan wariye Cabdiqaadir Codey"},"content":{"rendered":"\n<p>MOGADISHU, Somalia, 30 November, 2019 &#8211;  Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa waxa uu ka dalbanayaa maamulka Somaliland inay xorriyaddiisa dib ugu soo celiyaan, xabsigana si shuruud la\u2019aan uga sii daayaan weriye Cabdulqaadir Saleeban Caseyr \u201cCodey\u201d oo maxkamaddu 30 November 2019 oo ah maanta 3 maalmood oo dheeri ugu dartay xabsi ku heyntiisa<\/p>\n\n\n\n<p>Sida ay suxufiyiin jooga Hargeysa u sheegeen SJS, maalinimadii Sabtida ayaa xarunta CID ay weriye Cabdulqaadir Codey u qaadeen maxkamadda Maroodi jeex iyagoo aan qareenadii iyo eheladii iyo asxaabtii weriyaha wax ogeysiin ha la siinin, taasoo maxkamadu saddex maalmood oo dheeri ku dartay xabsi ku heyntiisa, iyadoona noqoneysa maalintii 13-aad ee uu xabsiga ku jiro.<\/p>\n\n\n\n<p> Cabdulqaadir waxaa la <a href=\"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/2019\/11\/18\/somaliland-police-arrest-horn-cable-tv-editor-in-chief-and-orders-closure-of-outlet\/\">xiray<\/a> 18 November, iyadoo isla maalintii xigtay maxkamadda Maroodi jeex ogolaatay in 7 maalmood xabsiga lagu sii hayo. <\/p>\n\n\n\n<p>\u201cWax ogeysiin ah ama naloo sheegay oo la xiriita in maxkamadda Abduqaadir codey la keenayo ma jirin. Qareenadii difaacayayna lama siin fursad ay ku difaacaan.\u201dsidaa waxaa u sheegay SJS suxufiyiin jooga magaalada Hargeisa oo magacooda amnigooda dartood loo qariyay.<br> Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa isku day xiriir uu la sameeyay Booliska Somaliland aanay suurtogelin.  <\/p>\n\n\n\n<p>Si kastaba ha ahaatee, booliiska ayaa baadi goob ugu jira inay keenaan eedeymo lagu soo oogo Horn Cable TV iyo tifaftiraheeda oo haatan xabsiga lagu hayo, iyadoo boolisku diideen damaanad ay qareenada weriyaha ku doonayeen inay banaanka ku keenaan<\/p>\n\n\n\n<p> \u201cWax la aqbali karo ma ahan in xorriyadda saxaafadda ee Somaliland ay halis weyn ugu jirto isla sharcigii la doonayay in lagu difaaco, iyadoo dhamaan shuruucda dalka u yaalo ay damaanad qaadayaan xorriyadda saxaafadda, \u201c Cabdalle Axmed Mumin, Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa yiri, isagoona ugu baaqay maxkamamada Maroodi jeex inay si shuruud la\u2019aan ku sii dayaan weriyahan, si xorriyaddiisa iyo xaquuqdiisa  aas-aasiga ah u helo.\u201d<\/p>\n\n    <div class=\"xs_social_share_widget xs_share_url after_content \t\tmain_content  wslu-style-1 wslu-share-box-shaped wslu-fill-colored wslu-none wslu-share-horizontal wslu-theme-font-no wslu-main_content\">\n\n\t\t\n        <ul>\n\t\t\t        <\/ul>\n    <\/div> \n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MOGADISHU, Somalia, 30 November, 2019 &#8211; Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa waxa uu ka dalbanayaa maamulka Somaliland inay xorriyaddiisa dib ugu soo celiyaan, xabsigana si shuruud la\u2019aan uga sii daayaan weriye Cabdulqaadir Saleeban Caseyr \u201cCodey\u201d oo maxkamaddu 30 November 2019 oo ah maanta 3 maalmood oo dheeri ugu dartay xabsi ku heyntiisa Sida ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1021,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[38,2,32,31,58,35,36],"tags":[112,50,49,55],"class_list":{"0":"post-1039","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-dhacdooyin","8":"category-featured","9":"category-in-the-news","10":"category-ololaha","11":"category-somali","12":"category-warbixinnada","13":"category-waxqabadka","14":"tag-hargeisa","15":"tag-press-freedom","16":"tag-sjs","17":"tag-somaliland"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4372,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1039\/revisions\/4372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sjsyndicate.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}